Wasiiro xil ka qaadis lagu sameeyey iyo kuwo cusub oo la Magabaacay (Magacyada)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xilka ka qaaday qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada isagoo kuwa cusubna magacaabay. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa xilalkii looga qaaday Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka. Sidoo kale, Laftagareen ayaa Magacaabay 8 xubnood oo isugu … Continue reading Wasiiro xil ka qaadis lagu sameeyey iyo kuwo cusub oo la Magabaacay (Magacyada)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed